kaalay ila baro af-soomaaliga ★

Buuggaan wuxuu kaa caawinayaa in aad cunuggaaga
u barto af-soomaaliga, si dhakhso leh oo sahlan.
Sawirradan carruurtu waxay ka heli doonaan waxyaabo
badan oo la xiriira nolol maalmoodkooda caadiga ah.

Lerne Somali ★

Dieses Buch hilft dir dabei, deinem Kind die somalische Sprache
schnell und einfach beizubringen. Die Bilder zeigen viele Dinge, die Kinder aus ihrem alltäglichen Leben kennen.